Maxay ka dhigan tahay haddii Somalia ka mid noqoto dalalka shidaalka dhoofiya?

ishii Maarso ee sanadkaan 2019 ayey Somaaliya soo bandhigtay shidaal laga helay Badweynta Hindiya ee u dhaxeysa Kismaayo ilaa Hobyo, kadib waxaa soo baxay dawlado, hay’ado iyo shakhsiyaad welwel ka qaba shidaalka Somasliya! Hadaba waxaa isweydiin mudan; shidaalka Somaaliya faa’iido iyo fursad miyuu u yahay Somaaliya, Gobalka iyo Caalamka? Mise waa dhib iyo culeys kusoo … Continue reading Maxay ka dhigan tahay haddii Somalia ka mid noqoto dalalka shidaalka dhoofiya?